Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad
Sanadka 13aad
Goobta
Muqdisho
Taariikh
August 2026
Lambarka Buugga
Lr.3

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Liiska Macluumaadka

Maya Tirada Mawduuca Hay'ad Taariikh
1 Sharci Lr.52 Heshiiska Dhismaha Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika Wasaaradda Ganacsiga iyo Warsahdaha 28 Dec 2025
2 Sharci Lr.53 AXDIGA URUR GOBOLEEDKA HORUMARINTA - IGAD Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga 28 Feb 2026
3 xeer lr.197 XEERNIDAAMIYAHA SANDUUQA QARAN EE MAAREYNTA KHATARAHA MUSIIBOOYINKA (NATIONAL DISASTER RISK MANAGEMENT FUND-NDRMF) Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta 02 Feb 2026
4 Xeer lr.198 XEER-NIDAAMIYAHA HAY’ADDA DARYEELKA AGOONTA SHUHADDADA, NAAFADA IYO HAWLGABKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED Wasaaradda Gaashaandhigga 07 Mar 2026
5 Xeer lr.200 XEER-NIDAAMIYAHA SHARCIGA SHAQADA ARRIMAHA DIBADDA EE (SHARCI LR.112/2013) Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga 05 Apr 2026
6 Xeer lr.201 XEER-NIDAAMIYAHA CAFISKA GUUD Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka 09 May 2026
7 Xeer lr.202 Xeer: Xarunta Qaran ee Bixinta Addegyada Mideysan (Halmeel) Office of Prime Minister 09 May 2026
8 Xeer lr.203 Hagaha Nidaamka Hantidhawrka Gudaha Wasaaradda Maaliyadda 09 May 2026
9 Xeer lr.204 XEER-NIDAAMIYAHA ADEEGYADA AMNIGA GAARKA AH Wasaaradda Amniga Gudaha 09 May 2026
10 XRW/ 550/01/2026 SIYAASADDA BOOSTADA SOOMAALIYEED 2025- 2030 Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknolojiyadda 25 Jan 2026
11 XRW/ 605/01/2026 SIYAASADDA QARAN EE HORUMARINTA ISBOORTIGA SOOMAALIYA Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga 18 May 2026